Halkan waxaa ku diyaara horudhac ku saabsan TRT Global. Aragtidaadu waa noo muhiim!
FAALLOOYINKA
Dagaalka Suudaan: Qalalaase la iska indho tiray oo khatar ku ah dunida
Maxay tahay sababta wararka warbaahinta caalamiga ah ee Suudaan ay u xaddidan tahay, inkastoo malaayiin qof ay gaajo, barakac iyo silic aan la soo koobi karin la geliyey?
CAALAMKA
TURKIGA
SIYAASADDA
GANACSI & TEKNOLOJI
MAQAALLADA
FAALLOOYINKA
FAALLOOYINKA
Laba Diyaaradood oo Sidey Dadka Laga soo Masaafuriyey Mareykanka Ayaa Soo Caga Dhigtay Guatemala
Aqalka Cad ayaa sheegay in "538 qof oo ah muhaajiriin sharci-darro" la xiray sidoo kalena boqolaal kale la tarxiilay, iyadoo lagu daray in "hawlgalkii ugu weyn taariikhda Mareykanka ee ka tarxiilka dadka muhaajiriinta ah uu si fiican u socdo."
Maxkamadda Somaliland oo Xaqiijisay Natiijada Doorashada
Maxkamadda Dastuuriga ee Somaliland ayaa si aqlabiyad ah ku sheegtay Arbacadii in doorashadii madaxtinimada ee dhacay 13-kii Nofeembar ay ahayd mid xor iyo xalaal ah.
Bayaanka Ankara: Qaab Cusub oo ah Xal-u-helidda Khilaafaadka Afrika
Dhex-dhexaadintii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya waxay ahayd tallaabo muhiim ah oo lagu xallinayo khilaafaadkii muddada dheer ka jiray Geeska Afrika, taasoo muujinaysa doorka sii kordhaya ee Ankara ee dadaallada nabadda caalamka.
Waxaa qoray
Ahmed Yusuf Ozdemir
Kacdoonka Suuriya wuxuu bilawday ka hor Guga Carabta
Dadka Suuriya waxay u halgamayeen xorriyad muddo ku dhow boqol sano, iyagoo ka billaabay Kacdoonkii Weyn ee Suuriya ee 1925 oo lagaga soo horjeeday xukunkii gumeystaha.
Heshiiska Badda ee Túrki-Soomaaliya iyo Muhiimaddiisa Geeska Afrika
Ankara ayaa door muhiim ah ka ciyaaraysay dalka Soomaaliya muddo tobannaan sano ah, heshiiskan cusubna wuxuu wax badan ka tari doonaa horumarka dhaqaale ee Muqdisho iyo qeybo kale oo badan.
Your browser does not support the audio element.
Saaxiibadday Caa’isha-Nuur waxay ahayd geesiyad u doodda caddaaladda iyo xornimada Falastiin
Sida ay Washington ku weyday loolanka ay kaga hortagayso saamaynta Shiinaha ee Afrika
Sida Xumusta iyo Liin-macaantu uga caawinayaan Ruushka iyo Pakistan inay ka gudbaan cunaqabateynta
Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!