Halkan waxaa ku diyaara horudhac ku saabsan TRT Global. Aragtidaadu waa noo muhiim!
MAQAALLADA
Israaiil: Kumannaan qof oo dalbanaya in la joojiyo dagaalka Qaza iyo heshiis is-dhaafsi maxaabiis ah
Dibadbaxayaashu waxay xireen waddooyin waaweyn, waxay gubeen taayarro, qaarkoodna waxay bannaanbaxyo ka hor dhigeen guryaha wasiirrada xukuumadda, iyagoo ku baaqaya heshiis lala galo Falastiiniyiinta.
CAALAMKA
TURKIGA
SIYAASADDA
GANACSI & TEKNOLOJI
MAQAALLADA
FAALLOOYINKA
XURGUFTA IIRAAN-ISRAA'IIL
Wararka Indhaha Lagu Hayo
'Dambi dagaal oo kale': Weerarkii Israa'iil ee Isbitaalka Naasir oo kiciyay Cambaareyn Caalami ah
Duqeyn ay Israa'iil ku beegsatay Isbitaalka Naasir ee Qaza ayaa Isniintii lagu dilay ugu yaraan 20 Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan suxufiyiin iyo shaqaale gurmad ah, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen.
Suldaan Seeraar: “Suldaanka Geeska”: Codkii Soomaalida ee Dunida Wacdaraha ka Dhigay
Fanka Soomaaliyeed ayaa sannadihii u dambeeyay si tartiib tartiib ah ugu soo biiraya masraxa caalamka, waxaana safka hore kaga jira baalkan cusub ee xiisaha leh Suldaan Seeraar oo ah fannaan karti badan.
Furaha Mustaqbalka: Hannaanka waxbarashada Soomaaliya oo soo kobcaya
Soomaaliya ayaa si habsami leh dib u dhisaysa nidaamkeeda waxbarasho. Saddexdii sano ee la soo dhaafay, waxaa la arkay isbeddel muuqda oo ku yimid nidaamka waxbarashadeeda.
Maslax: Hal-abuuraha Soomaaliyeed ee Farshaxanka kusoo Bandhiga Hibadiisa
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka iftiimaya ilays cusub oo hal-abuur leh.
Cabdiraxman Fiili: Xiddig cusub oo ka soo iftiimaya fanka Soomaaliyeed
Soosaare, agaasime, qoraa, gabayaa iyo muusig-sameeyahan Soomaaliyeed ee xirfadaha badan leh, ayaa caruurnimadiisii ay caaqabada badan ku gedaannaayeen u rogay dhaxal hal abuur leh oo u hadlaya ummad dhan.
Caweyska Farshaxanka & Bunka: Dhalinyarada Soomaaliyeed oo farshaxan ku xusay dhaqanka iyo midnimada
Cumar Cartan: Garsoore Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay Koobka Xiddigaha Reer Afrika
Imisuu ku kacay khasaaraha dagaalkii 12 maalmood ee u dhexeeyay Mareykanka, Israa'iil iyo Iiraan?
Murat Sofuoglu
Iskaashiga Tamarta ee Shiidaalka iyo gaaska dabiiciga ee Turkiga iyo Soomaaliya
Iskaashiga tamarta ee Turkiga iyo Soomaaliya ayaa fure u noqonaya khayraadka Shiidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dalkan Bariga Afrika kaasoo dib-u-qaabaynaya ahmiyadda juquraafiyeed iyo dhaqaale ee gobolka.
Soomaaliya oo 56 sano kadib xoojinaysa dimuqraadiyadda loona dareerayo doorasho hal qof & hal cod ah
Kadib 56 sano oo sugitaan ah, Soomaaliya waxay taagan tahay marxalad taariikhi ah, iyadoo ku dadaalaysa qabashada doorasho toos ah, inkastoo ay jiraan caqabado siyaasadeed iyo goboleed.
"Maxaad u ooyaysaan?": Xannibaadda maalgelinta Trump waa farriin baraarujin ah oo u taal Afrika
Afrika waxa ay wax ka baran kartaa siyaasadaha is-difaaca ee Donald Trump, gaar ahaan muhiimadda ay leedahay in la isku filnaado, la adeegsado kheyraadka gudaha, lana dhiso mustaqbal aan ku tiirsanayn gargaarka Maraykanka.
Waxaa qoray
Sylvia Chebet
Kansarka Goor Hore Ma La Ogaan Karaa? Jawaabta Saynisyahannadu Waa Haa
Daraasad cusub oo dhiirrigelin leh oo lagu baarayo kansarka sambabka iyada oo la adeegsanayo baaritaanka kaadida ayaa wax ka beddeli karta ogaanshaha cudurka kansarka ee goor hore, taasoo muujin karta calaamadaha cudurka bilooyin ama xitaa sanado kahor intaanay astaamuhu soo bixin.
Suuriyaan: Ma nihin dad "Qaxootiya" uun; ee waxaan nahay dad leh riyo iyo mustaqbal
Burburka xukunka Bashar Al-Assad, wuxuu u yahay waa cusub malaayiin qaxooti ah iyo qoysaskooda. Ma nihin Suuriyaan qaxooti ah uun, ee waxaan nahay dad leh riyo iyo mustaqbal, waa Inas al-Hachem oo ka hadleysa aabaheed, oo ka qaxay magaalada Xalab sanadkii 1969 balse waligiis rejo aan suurto gelin ka qabay inuu dib ugu laabto dalkiisa.
Sidee Turkigu isugu soo dhoweeyey Itoobiya iyo Soomaaliya?
Heshiiska Ankara, wuxuu astaan u yahay guul-darrooyin la xaliyay iyo xasillooni diblomaasiyadeed, iyadoo Turkiga uu dhexdhexaadin ka sameeyay wadahadallada labada dhinac, taasoo muujineysa istaraatiijiyadda Ankara ee gobolka Geeska Afrika ee ay halakeeyeen dagaaladu. .
Waxaa qoray
Yusuf Kamadan
Doorashada AU: Fursadaha Maxamuud ee Hoggaanka Midowga Afrika
Maxamuud Cali Yuusuf , oo ah ruug-caddaa in ka badan soddon sano ka soo shaqeynayey arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, wuxuu haatan taagan yahay meel taariikhi ah.
Your browser does not support the audio element.
Qorayaasha Ugu Cadcad
Kazim Alam
Heshiiska Nabadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya: Turkiga oo Ku Guuleystay Halka Quwadaha Adduunku Ku Guuldarreysteen
3 daqiiqo akhris
Shaqooyin lagu bedeshay bambooyin: Sida Mareykanku uga macaashayo dagaalka Israa’iil ee Gaza
6 daqiiqo akhris
Saxammada duula, niman yar-yar oo cagaaran…? Saynisyahanada Mareykanka oo ku kala aragti duwan makhluuqa qalaad ee meerayaasha.
5 daqiiqo akhris
Dib u dhisidda xooggan ee militari ee Armenia waxay sababi kartaa in Azerbaijan ay ku dhaqaaqdo "dagaal ka-hortag ah."
9 daqiiqo akhris
Silsiladda iibka Badeecada Ganacsiga ee qarsoon: Sida chip-yada TSMC ugu gacan galeen tiknoolajiyadii ugu dambeysay ee garaadka macmalka ah (AI) ee shirkadda Huawei.
Shirkadda Shiineyska ah ee adeegsatay Chip-yada TSMC ee lagu hormariyo garaadka macmalka, iyadoo ay horey ujireen cunaqabatayn kasoo horjeeda, ayaa dhalinaysa su’aalo ku aaddan sida Shiinuhu iskugu filnaan gaarno xaaladdo caynkaan oo kale ah.
Your browser does not support the audio element.
Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!