Faallooyinka
Diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha oo si rasmi ah uga bilaabatay Dawlad-goboleedka Waqooyi Bari
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee JFS, Madaxweynaha Waqooyi Bari, Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare, Senator Cabdullaahi Timacadde, iyo xubno kale oo sare ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii ugu horreeyay ee is-diiwaangeliya,