CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Muslimiinta xujeyda ah oo isugu yimid banka Carafo ee Makka
Xujeyda oo maanta isugu soo ururay banka Carafo iyagoo gudanaya mid ka mid ah arkaanta xajka
Muslimiinta xujeyda ah oo isugu yimid banka Carafo ee Makka
Muslimiinta xujeyda ah oo isugu yimid banka Carafo ee Makka / TRT SOMALI
5 Juun 2025

Muslimiinta xujeyda ah ee ka kala yimid daafaha dunida ayaa isugu yimid banka Buurta Carafo — oo sidoo kale loo yaqaan Buurta Naxariista — taasoo la rumeysan yahay in ay ku kulmeen Nabi Aadam iyo Xaawo kuna toobadkeeneen, taasoo astaan weyn u ah ruuxaaniyadda gudashada xajka, 5-ta Juun, 2025.

Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!
Contact us