23 Abriil 2025
Hay'adda maareynta musiibooyinka Turkiga ee AFAD ayaa sheegtay in dhulgariir xooggiisu le'eg yahay 6.2 Mw uu ku dhuftay degmada Silivri ee Istanbul. Weli lama soo sheegin khasaare nafeed ama waxyeelo.