CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Trump oo doonaya inuu tarxiilo muwaadiniin Mareykan ah
Afhayeenka Aqalka Cad: Trump oo baaraya qorshe sharci ah oo lagu tarxiili karo muwaadiniinta Mareyka
Trump oo doonaya inuu tarxiilo muwaadiniin Mareykan ah / TRT Global
10 Abriil 2025

“Madaxweynuhu fikraddan dhowr jeer ayuu ka hadlay... haddii uu jiro qaab sharci ah oo suurtagalinaya”

Afhayeenka aqalka cad Karoline Levitt ayaa shir jaraa’id oo ay qabatay 8-dii Abriil ka dhawaajisay in Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu baarayo "qaab sharci ah" oo suuragal ka dhigi karta tarxiilidda muwaadiniinta Mareykanka.

Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!
Contact us