logo
SIYAASADDA KUUKIISKA
Ujeedada siyaasaddan qarsoodiga iyo qoraalkan macluumaadka waa in lagu sharaxo faahfaahin ku saabsan xogta shakhsiyeed ee aad leedahay oo TRT (Türkiye Radyo Televizyon Kurumu) ay ka shaqeyso iyo sidoo kale ujeeddooyinka ay u isticmaasho.
Qarsoonida xogtaadu waa noo muhiim. Waxaan ilaalinaynaa dhammaan xogta shakhsiyeed ee aad inoo soo gudbisay iyadoo la raacayo mabaadi'da guud ee sharciga ilaalinta xogta, gaar ahaan Sharciga Ilaalinta Xogta Shakhsiyeed Nambarka 6698 (PDPL), Xeerka Guud ee Ilaalinta Xogta (GDPR) iyo mabaadi'da guud ee xeerarkan.
Sidee ayaan u Kaydinaa Xogtaada Shakhsiyeed?
Waxaanu si toos ah ugu kaydinnaa xogtaada gaarka ah mareegteena iyo app-ka moobaylka:
  • markaad rukumato si aad xubin u noqoto
  • markaad isticmaasho adeegyadeena, app-keena iyo mareegteena
  • markaad isticmaasho adeegyadeena, app-keena iyo mareegteena
Sidoo kale waxaanu kaydin karnaa xogtaas iyada oo loo marayo dhinacyo saddexaad.
Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!
Contact us