Xalaqadani waxay ka hadlaysaa sababaha cayilka, dhibaatooyinka uu keeno, iyo siyaabaha aan uga hortagi karno.

07:58
07:58
Maqal dheeraad ah
Culeys Ku Soo Wajahan Dunida: Khatarta Cayilka/Buurnida
Cayilku waa dhibaato caafimaad oo si degdeg ah ugu faafaysa dunida, waxaana la filayaa inay kasii darto, iyadoo si gaar ah saameyn weyn ugu yeelan doonta Waqooyiga Afrika, Bariga Dhexe, Laatiin Ameerika iyo Karibiyaanka.
Maqal dheeraad ah