
05:51
05:51
Maqal dheeraad ah
Maaraynta Sawaxanka
Malaayiin da’yar ah oo dheela ciyaaraha internetka ayaa halis ugu jira inay maqalkooda lumiyaan iyagoon ku baraarugsaneyn. Haddaba, sidee sawaxanka game-ku u sababi karaa dhibaato dhanka maqalka ah oo aan daawo laheyn, maxaase laga qaban karaa?
Maqal dheeraad ah