CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Israa’iil oo weriye Falastiini ah ku gubtay duqeyn ay ka gaysatay Khan Younis, isagoo nool.
Israa’iil oo weriye Falastiini ah gubtay isagoo nool.
Israa’iil oo weriye Falastiini ah ku gubtay duqeyn ay ka gaysatay Khan Younis, isagoo nool. / TRT Global
7 Abriil 2025

 Axmed Mansuur oo ah aabbe iyo saxafi ka tirsan warbaahinta Palestine Today, ayaa isagoo nool la gubay kadib markii Israa’iil ay gantaal la beegsatay teendhadiisa meel u dhow Isbitaalka Nasser ee Khan Younis, Qaza. 

Israa’iil ayaa si ula kac ah u beegsaneysa suxufiyiinta Qaza, iyadoo ilaa hadda dishay in ka badan 210 qof oo saxafiyiin ah, iyada oo weli wadda ol’ole xasuuq ah oo ka dhan ah gobolka go’doonsan.

Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!
Contact us