CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Sarkaal Mareykan ah oo si qallafsan u joojiyay cunug samaynayay ciyaaro baaskiil
Sarkaal booliis mareykan ah ayaa gaarigiisa ku dhuftay wiil baaskiil watay, kadibna si xun ula dhaqmay
Sarkaal Mareykan ah oo si qallafsan u joojiyay cunug samaynayay ciyaaro baaskiil. / TRT Global
4 Abriil 2025

Sarkaal ka tirsan Booliiska Broward ayaa gaariga ku dhuftay wiil yar oo baaskiil watey, ka dibna si qallafsan ula dhaqmay, gobolka Florida ee Mareykanka.

Sida ay sheegeen hay’adaha ammaanka, wiilka ayaa qayb ka ahaa koox caruur ah oo si “khatar ah” baaskiilo ugu waday waddo mashquul badan, iyagoo sameynayay ciyaaro halis ah.

Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!
Contact us