27 Meey 2025
Gaari ayaa jiiray dad badan ka dib markii darawalku uu soo dhex marsiiyey dad isugu soo baxay bartamaha magaalada Liverpool xilli ay u dabaaldegayeen guusha horyaalka Premier League-ga.
Booliiska UK ayaa xiray darawalkii gaariga, oo ah nin 53 jir ah oo u dhashay UK kana soo jeeda British-ka cad.