CAALAMKA
0 daqiiqo akhris
Qalinjabinta 11 gabdhood oo noqday saraakiishii ugu horreysay ee haween ah oo ku biiray ciidanka
Markii ugu horreysay tan iyo dagaalladii sokeeye, 11 haween Soomaaliyeed ah ayaa ka qalinjabiyay tababar adag oo saddex sano ah oo ay ku qaateen Akadeemiyada TURKSOM ee Muqdisho.
Qalinjabinta 11 gabdhood oo noqday saraakiishii ugu horreysay ee haween ah oo ku biiray ciidanka
Qalinjabin Taariikhi ah: 11 gabdhood oo noqday saraakiishii ugu horreysay ee haween ah oo ku biiray Ciidanka / TRT SOMALI
Daalaco TRT Global. Nala wadaag aragtidaada!
Contact us